Danielle Stella oo talaabo laga qaaday ka dib markii ay Ilhaan Cumar..

Haweeney lagu magacaabo Danielle Stella oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Donald Trump ayaa laga xiray barteeda Twitter ka dib markii ay u ku qortay ereyo ay ugu hanjaneyso Ilhan Cumar oo ka tirsan aqalka Congresska Maraykanka. Shirkadda Twiter-ka ayaa ku eedeysay Stela in ay ku xadgudubtay shuruucda u degsan. The Washington post ayaa sidoo kale … Continue reading Danielle Stella oo talaabo laga qaaday ka dib markii ay Ilhaan Cumar..